HomeWararFaah Faahin; Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay kuliyadda Ciidamada ee Jaale...

Faah Faahin; Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay kuliyadda Ciidamada ee Jaale Siyaad

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Qof walxo qarxa isku soo xiray ayaa ku qarxay dibadda ilinka laga galo kuliyadda ciidamada ee Jaale Siyaad, sida ay sheegayaan wararka aynu helayno. Qofka xirnaa walxaha qarxa ayaa ku soo dhawaaday albaabka laga galo kuliyadda, balse askarta ilaallada ka ahayd ayaa u sheegay in uu joogsado, wuu ka dhaga adeegay, deetana waxay ku fureen […]

- Advertisement -

Qof walxo qarxa isku soo xiray ayaa ku qarxay dibadda ilinka laga galo kuliyadda ciidamada ee Jaale Siyaad, sida ay sheegayaan wararka aynu helayno.

Qofka xirnaa walxaha qarxa ayaa ku soo dhawaaday albaabka laga galo kuliyadda, balse askarta ilaallada ka ahayd ayaa u sheegay in uu joogsado, wuu ka dhaga adeegay, deetana waxay ku fureen rasaas, isagoo halkaa ku qarxay.

- Advertisement -

Illo wareedyo ka tirsan ciidanka ayaa BBC-da u sheegay in kaliya qofka xirnaa walxaha qarxa uu goobta ku dhintay, isla markaana aanay jirin cid kale oo dhibaato ka soo gaartay.

Illaa hadda ma jirto cid sheegatay qaraxa, laakiin qaraxyada noocan ah ee ka dhaca Soomaaliya waxa fuliya dagaalamayaasha Al-Shabaab.

24-kii Luuliyo ee sanad kan ayay ahayd markii qof isku soo xiray walxo qarxa uu beegsaday askar saf ku jirtay gudaha Kuliyadda Jaale Siyaad, halkaas oo ay ku dhinteen tobannaan ka tirsan ciidanka milatariga Soomaaliya, kuwa kalena ay ku dhaawacmeen.

Latest stories