HomeWararDowladaha Soomaaliya iyo Masar oo iska kaashanaya arrimaha cadaaladda iyo sharciyadda

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo iska kaashanaya arrimaha cadaaladda iyo sharciyadda

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS iyo wafidiga uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Sulaymaan Maxamuud iyo Garsoore Sheekh Saalax Dhiblaawe oo ka tirsan maxkamadda sare ee dalka ayaa Qaahira kulan miro dhal ah kula qaatay wasiirka cadaaladda dowladda Masar, mudane Cumar Marwaan. Kulanka Labada wasiir ay yeesheen ayaa looga […]

- Advertisement -

Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka XFS iyo wafidiga uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Sulaymaan Maxamuud iyo Garsoore Sheekh Saalax Dhiblaawe oo ka tirsan maxkamadda sare ee dalka ayaa Qaahira kulan miro dhal ah kula qaatay wasiirka cadaaladda dowladda Masar, mudane Cumar Marwaan.

Kulanka Labada wasiir ay yeesheen ayaa looga hadlay iskaashi dhanka arrimaha cadaaladda, sharciyadda iyo garsoorka taas oo ay wadajir uga shaqaynayaan  labada dowlad ee walalaha ah.

- Advertisement -

Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim ayaa dhigiisa Masar uga mahad celiyay casuumaadda uu u fidiyey, isagoo bogaadiyay horumarka dhanka adeegyadda cadaaladda iyo garsoorka ee dalka Masar.

Wasiirrada Cadaaladda ee labada dowladood ayaa caddeeyay muhiimadda ay leedahay xiriirka taariikhiiga ah ee Masar iyo Soomaaliya iyo sida ay labada dowladood ee walaalaha ah ugu heelan yihiin xoojinta xiriirkaaas waxaana la isla gartay in la kala saxiixdo heshiis is-afgarad ah.

Latest stories