HomeWararAadan Madoobe oo Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka

Aadan Madoobe oo Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo warbixin ku saabsan xaalada guud ahaan degaannada ay fatahaadaha iyo daadadka roobabku saameeyeen ka dhageystay guddoomiyaha Hay’adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka, […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo warbixin ku saabsan xaalada guud ahaan degaannada ay fatahaadaha iyo daadadka roobabku saameeyeen ka dhageystay guddoomiyaha Hay’adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka, waxaana uu Guddoomiyaha kula dardaarmay madaxda iyo shaqaalaha hay’adda SODMA in dadka Soomaaliyeed loogu shaqeeyo si hufan, isla-markaana ay laba jibaaraan shaqada ay qaranka u hayaan. Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa guud ahaan dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in la isku gurmado oo la gacan qabto dadka ay saameeyeen daadadka iyo fatahaadaha.

Latest stories