HomeWararWafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo Maanta gaaray Masar & ujeedka socdaalka

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo Maanta gaaray Masar & ujeedka socdaalka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, Xasan Macallim Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Sulaymaan Maxamuud iyo Garsoore Sheekh Saalax Dhiblaawe oo ka tirsan maxkamadda sare ee dalka, ayaa safar shaqo ku gaaray dalka Masar. Wasiirka Cadaaladda iyo wafdiga la socda ayaa Qaahira ku tegay casuumaad uu […]

- Advertisement -

Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, Xasan Macallim Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Sulaymaan Maxamuud iyo Garsoore Sheekh Saalax Dhiblaawe oo ka tirsan maxkamadda sare ee dalka, ayaa safar shaqo ku gaaray dalka Masar.

Wasiirka Cadaaladda iyo wafdiga la socda ayaa Qaahira ku tegay casuumaad uu u fidiyay wasiirka Cadaaladda Masar, Cumar Marwaan, oo ay dhawaan Ciraaq uga wada qeyb galeen meertadii 39aad ee golaha Cadaaladda ururka jaamacadda Carabta.

- Advertisement -

Wasiirada Cadaaladda labada dowladood ayaa yeelanaya kulamo ay uga wada hadlayaan horumarinta cadaaladda iyo Garaoorka, iskaashiga oo xoojinta xariirka.

Masar waxaa ay kamid tahay dowladaha xariirka soo jireenka ah ee qotada dheer uu nagala dhexeeyo, dadaal badan iyo garab istaag buuxana ku bixiyay dib u dhiska dowladda Soomaaliyeed.

Latest stories