HomeWararMW Xasan Sheekh oo Sacuudiga Warbixin ka siiyay fursadaha maalgashi ee ka...

MW Xasan Sheekh oo Sacuudiga Warbixin ka siiyay fursadaha maalgashi ee ka jira Somalia

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Shirka maalgashiga Soomaaliya iyo Sucuudi Careebiya ayaa uga warbixiyey fursadaha ballaaran ee maalgashiga Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa dul istaagay muhiimadda goobta istiraatiijiga ah ee uu dhaco dalka iyo kororka joogtada ee dadka Soomaaliyeed ee horumarka ka sameynaya ganacsiga caalamiga ah. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Shirka maalgashiga Soomaaliya iyo Sucuudi Careebiya ayaa uga warbixiyey fursadaha ballaaran ee maalgashiga Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa dul istaagay muhiimadda goobta istiraatiijiga ah ee uu dhaco dalka iyo kororka joogtada ee dadka Soomaaliyeed ee horumarka ka sameynaya ganacsiga caalamiga ah.

- Advertisement -

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in iskaashiga dhaqaalaha iyo fududeynta ganacsiga Soomaaliya iyo Sucuudiga ay mudnaan gaar ah siinayaam, dowladduna ay diyaarisay sharciyo dhaqan gal ah oo loo marayo hannaanka maalgashiga dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku sugan magaalada Riyaadh ee Boqortooyada Sacuudiga, isagoona halkaasi uga qeyb galay shir deg deg ah oo ay yeesheen hoggaamiyeyaasha caalamka Islaamka, iyaga oo ka arrinsaday xaalada Falastiin.

Latest stories