HomeWararGuddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha oo ku dhawaaqay xaalad Deg-deg ah

Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha oo ku dhawaaqay xaalad Deg-deg ah

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Waxaa xarunta dhexe ee hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka kulan koodii ugu horeeyay ku yeeshay Guddiga Qaran ee Gurmadka fatahaadaha  El-Niño kuwaas oo ay ka qaybyihiin Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS, Wasiiro katirsan XFS, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada. Guddigaan ayaa ku dhawaaqay xaalad deg-degdeg ah, Gurmad iyo tabarucaad  loo sameenaayo […]

- Advertisement -

Waxaa xarunta dhexe ee hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka kulan koodii ugu horeeyay ku yeeshay Guddiga Qaran ee Gurmadka fatahaadaha  El-Niño kuwaas oo ay ka qaybyihiin Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS, Wasiiro katirsan XFS, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Guddigaan ayaa ku dhawaaqay xaalad deg-degdeg ah, Gurmad iyo tabarucaad  loo sameenaayo dadka Soomaaliyed ee dhibaatada ka soo gaartay Roobka dayrta kaas oo watay Daadad xoogan, iyo fatahaado ay sameyeen Wabbiyada Jubba iyo Shabelle.

- Advertisement -

Guddigaan ayaa warbaahinta  u soo bandhigay Numbaro iyo Akoono wax loogu uruurinayo shacabka sameenta ay ka soo gaartay dadaadka iyo fatahaadaha, waxaana Bulshada Soomaaliyed loogu baaqay iyo dadka Allaah wax siiyey in ay ka qaybqataan gurmadkaan madaama walaalo samaaliyeed wajahayaan xaalad adag.

Gudoomiyaha Hay’ada Maareynta Masiibooyinka ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyey xaalka fatahaadda gobolka Gedo, iyada oo magaalooyin ay ka mid tahay Baardheere ay go’een boondooyin hal bowle u ahaa bulshada.

Latest stories