HomeWararDF oo faah faahin ka bixisay howlgal khasaaro dhaliyay oo ka dhacay...

DF oo faah faahin ka bixisay howlgal khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Ceeldheer

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in howgal qorsheysan oo ka dhacay degmada Ceeldheer lagu dilay xubno isugu jiray saraakiil iyo dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabaab. Ciidamadda dowladda oo ay wehliyaan ciidamadda deegaanka oo haystay xog ay la so wadageen Bulshada ku nool degmada Ceeldheer […]

- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in howgal qorsheysan oo ka dhacay degmada Ceeldheer lagu dilay xubno isugu jiray saraakiil iyo dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabaab.

Ciidamadda dowladda oo ay wehliyaan ciidamadda deegaanka oo haystay xog ay la so wadageen Bulshada ku nool degmada Ceeldheer ayaa fuliyay holwgal qorsheysan oo ka dhanka ahaa Al-Shabaab, waxaana la sheegay in gacanta lagu dhigay sarkaal lagu magacaabo Cabaas Garoobshe.

- Advertisement -

Sidoo kale Ciidanka deegaanka ayaa la tilmaamay inay dileen dagaalame magaciisa lagu soo gaabshay ilkacase.

“Ciidanka Bariga Galguduud waxa ay Maanta ka hawlgaleen gudaha Ceeldheer, halkaas joogay qaar waa dileen, kuwo nolasha ayay ku soo qabteen kuwana waa dhaawac, Dhul ninkiisa ayaa leh! Guulaysta, alle ayaa mahadsan” ayuu yiri Wasiirka Al-cadaala.

Ciidamada ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay gaari nuuca Soomaalida u taqaan Leyla Calaawi oo ay adeegsanayeen Al-Shabaab howlgalka lagu qaaday.

Latest stories