HomeWararIsraa'iil oo Qasa ka dhaqan gelineysa xabad joojin

Israa’iil oo Qasa ka dhaqan gelineysa xabad joojin

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Mareykanka ayaa sheegay in Israa’iil ay bilaabi doonto dhaqan gelinta xabad-joojin soconeysa muddo afar saacadood ah maalin kasta, si loo ogolaado in dadka ay ka baxaan waqooyga magaalada Qasa. Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay in tallaabada hakinta tallaabada milateri ee Israa’iil ay tahay ‘tallaabo dhanka wanaagsan loo qaaday’, isagoo intaas ku daray inay Qasa […]

- Advertisement -

Mareykanka ayaa sheegay in Israa’iil ay bilaabi doonto dhaqan gelinta xabad-joojin soconeysa muddo afar saacadood ah maalin kasta, si loo ogolaado in dadka ay ka baxaan waqooyga magaalada Qasa.

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay in tallaabada hakinta tallaabada milateri ee Israa’iil ay tahay ‘tallaabo dhanka wanaagsan loo qaaday’, isagoo intaas ku daray inay Qasa ka jiri doonto laba marinno oo gargaar, si dadka loogu ogolaado inay dadka ka cararaan magaalada.

- Advertisement -

Dhanka kale, raysal wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in aysan dooneyn inay la waregaan amniga guud ee Qasa, marka uu soo dhamado dagaalka ay kula jiraan Qasa.

Latest stories