HomeWararFaah Faahin: Ganacsade lagu dilay Magaalada Guriceel

Faah Faahin: Ganacsade lagu dilay Magaalada Guriceel

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dil Xalay ka dhacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana halkaasi lagu dilay mid ka mid ahaa Ganacsatada Magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay Magaalada ku dileen  Allah ha u naxariistee Abdullahi Cali Hudeey oo la dhashay Taliyaha Booliiska Degmada Cismaan Cali Hudeey. Marxuumka la dilay […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dil Xalay ka dhacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana halkaasi lagu dilay mid ka mid ahaa Ganacsatada Magaaladaasi.

Wararka ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay Magaalada ku dileen  Allah ha u naxariistee Abdullahi Cali Hudeey oo la dhashay Taliyaha Booliiska Degmada Cismaan Cali Hudeey.

- Advertisement -

Marxuumka la dilay ayaa ka mid ahaa Ganacsatada Magaalada, waxaana ilaa iyo hadda la ogayn sababaha keenay dilka Marxuumka, xili dableydii dilka fulisay ay goobta isaga baxsaden.

Ganacsatada magaalada iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada Reer Guriceel ayaa si weyn kaga tacsiyeyay geerida Marxuumka.

Dhawaanahaan Degaanada Maamulka Galmdug waxaa ka billawday dilal qorsheysan oo loo gaysanayay ganacsatada Degaanada Maamulkaasi, waxaana intoda badan la aaminsan yahay inay salka ku hayaan aanooyin qabiil.

Latest stories