HomeWararQarax lagu burburiyay Xarun Shirkadda Hormuud ku laheyd Duleedka Muqdisho

Qarax lagu burburiyay Xarun Shirkadda Hormuud ku laheyd Duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Xalay fiidkii hore ayaa waxaaa bam gacmeed lagu tuurey BTS ay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ku leedahay deegaanka Muusaaaley ee Ceeelasha biyaha. Inta la ogyahay ma jiraan wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay dhacdadan. Weerarkan   ayaa dhacay wax ka yar 24 saac kadib  qarax noociisa lagu sheegay miino jidka lagu aasay oo habeen hore […]

- Advertisement -

Xalay fiidkii hore ayaa waxaaa bam gacmeed lagu tuurey BTS ay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ku leedahay deegaanka Muusaaaley ee Ceeelasha biyaha. Inta la ogyahay ma jiraan wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay dhacdadan.

Weerarkan   ayaa dhacay wax ka yar 24 saac kadib  qarax noociisa lagu sheegay miino jidka lagu aasay oo habeen hore ka dhacay  ka soo horjeedka laan ay shirkadda Hormuud ku leedahay degmada Deyniile gaar ahaan agagaarka xero Jarmalka.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyey ma jiraan wax khasaaro nafeed ah uu sababay   qaraxaasi ,  waxaase  burbur xoogan uu gaadhay dhismaha  xarunta. Dadka deegaanka ayaa si wayn ugu tiirsan adeegga xaruntani bixiso.

Lama oga sababta loo beegsaday goobahaas ganacsi, mana jirto cid ilaa iyo hada sheegatay masuuliyadda qaraxyadan kala duwan,  iyo dad loo soo xirey falalkaas.

Latest stories