HomeWararMuwaadiniin Soomaali ah oo lagu dhex dilay Dukaan ay ka shaqeynayeen

Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dhex dilay Dukaan ay ka shaqeynayeen

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Muwaadiniin Soomaali ah oo kamid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika ayaa xalay lagu dilay dukaan ay ka wada shaqeynayeen oo ku yaala xaafad hoostagta Phillipi ee magaalada Cape Town ee dalkaasi. Burcad hubeysan oo Koonfur Afrikaan ah ayaa weerar ku qaaday dukaanka ay joogeen laba Muwaadiniin Soomaali ah, kuwaasi oo lagu dilay toogasho […]

- Advertisement -

Muwaadiniin Soomaali ah oo kamid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika ayaa xalay lagu dilay dukaan ay ka wada shaqeynayeen oo ku yaala xaafad hoostagta Phillipi ee magaalada Cape Town ee dalkaasi.

Burcad hubeysan oo Koonfur Afrikaan ah ayaa weerar ku qaaday dukaanka ay joogeen laba Muwaadiniin Soomaali ah, kuwaasi oo lagu dilay toogasho ka dhex dhacday gudaha dukaan ah ay ka shaqeyn jireen labadaasi ruux ee Soomaalida ahaa.

- Advertisement -

Allaha u naxariistee Muwaadiniinta ayaa waxaa lagu kala magacaabi jiray Yuusuf Maxamed Taakow iyo Maxamed Deeq Muxudiin Dhaakul, waxayna kamid ahaayeen Dhallinyarada fir fircoon ee kunool magaalada Cape Town.

Dilkan ayaa imaanaya xilli maalmo kahor sidaan oo kale dhallinyaro Soomaaliyeed lagu dilay qeybo kamid ah dalka Koonfur Afrika, dilalka Soomaalida loo gesanayo ayaana noqday kuwa joogta ah oo aysan jirin cid wax ka qabaneysa.

Latest stories