HomeWararRoobab Xooggan oo ka da’ay Bardaale iyo Barakac billawday

Roobab Xooggan oo ka da’ay Bardaale iyo Barakac billawday

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Roobab Xooggan oo saacadihhii lasoo dhaafey ka da’ay degmada Berdaale ayaa sababay in Daadad xoog leh ay soo galaan gudaha magaalada, Daadadka ayaa galay xaafadaha magaalada taas oo keentay inay barakacaaan inta badan dadkii degmadaas daganaa, xaaladda ayaa ka sii daraysa marba marka ka dembaysa. Waxaa degmada Bardaale ee gobolka Bay ka maqan adeegii bulshada […]

- Advertisement -

Roobab Xooggan oo saacadihhii lasoo dhaafey ka da’ay degmada Berdaale ayaa sababay in Daadad xoog leh ay soo galaan gudaha magaalada,

Daadadka ayaa galay xaafadaha magaalada taas oo keentay inay barakacaaan inta badan dadkii degmadaas daganaa, xaaladda ayaa ka sii daraysa marba marka ka dembaysa.

- Advertisement -

Waxaa degmada Bardaale ee gobolka Bay ka maqan adeegii bulshada sida korantadii, isku socodkii gadiidka, sidoo kale dhammaan waxaa  daadadku ay xireen Goobihii Ganacsiga ee shacabku adeegsan lahaayeen.

Maamulka Bardaale ayaa ku baaqay in gurmad xoog leh lala soo gaaro shacabka ay biyuhu ka barakiciyeen Guryahoodii.

 

Latest stories