HomeWararNISA oo gacanta ku dhigtay 28 Qof oo doonayay inay AL-Shabaab ku...

NISA oo gacanta ku dhigtay 28 Qof oo doonayay inay AL-Shabaab ku biiraan

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Ha’yadda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegtay inay gacanta kusoo dhigtay 28 xubnood oo 25 ka mid ah ay doonayeen in ay ku biiraan Al-Shabaab. Xubnahan oo watay Gaari nuuca loo yaqaano Caasiga kana soo baxay deegaan hoos taga degmada Afgooye ayaa waxaa gacanta  ku dhigay Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, […]

- Advertisement -

Ha’yadda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegtay inay gacanta kusoo dhigtay 28 xubnood oo 25 ka mid ah ay doonayeen in ay ku biiraan Al-Shabaab.

Xubnahan oo watay Gaari nuuca loo yaqaano Caasiga kana soo baxay deegaan hoos taga degmada Afgooye ayaa waxaa gacanta  ku dhigay Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, xilli ay doonayeen in ay u tallaabaan gobolka Shabeellaha Dhexe.

- Advertisement -

28-ka qof ayaa kala ahaa; Darawalkii gaariga, 2 labo caawiye/Kirishbooy iyo 25 isugu jira caruur iyo rag da’ dhexaad ah kuwaas oo qirtay in loo waday in la askareeyo kuna biiraan aL-Shabaab sida NISA ay sheegtay.

 

Latest stories