HomeWararIn ka badan Toban kun oo Falastiiniyiin ah oo  shahiiday muddo hal...

In ka badan Toban kun oo Falastiiniyiin ah oo  shahiiday muddo hal bil gudaheeda

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ee magaallada Qasa waxay soo bandhigtay Tiro-koobkii u dambaayey ee dadka reer Falastiin ee shahiiday iyo kuwa ku dhaawacmay Duqeymihii ay Diyaaradaha Israel geysteen tan iyo bishii October 7-dii. Tiro-koobka caawa waxa uu muujinayaa in Toban kun iyo Laba iyo Labaatan (10,022) qof oo Falastiiniyiin ah ku shahiideen Duqeymahaasi, waxaana tiradaasi ka […]

- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ee magaallada Qasa waxay soo bandhigtay Tiro-koobkii u dambaayey ee dadka reer Falastiin ee shahiiday iyo kuwa ku dhaawacmay Duqeymihii ay Diyaaradaha Israel geysteen tan iyo bishii October 7-dii.

Tiro-koobka caawa waxa uu muujinayaa in Toban kun iyo Laba iyo Labaatan (10,022) qof oo Falastiiniyiin ah ku shahiideen Duqeymahaasi, waxaana tiradaasi ka mid ah 4,104 carruur ah iyo 2,642 Haween.

- Advertisement -

Tirada Guud ee dadka ku dhaawacmay Duqeymahaasi waxay gaarayaan 25,408 qof.

Latest stories