HomeWararDal Afrika ah oo dhamaan diblumaasiyiintiisa kala soo baxaya Israa'iil

Dal Afrika ah oo dhamaan diblumaasiyiintiisa kala soo baxaya Israa’iil

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Koonfur Afrika ayaa sheegtay, inay u yeereyso dhamaan diblumaasiyiinteeda ku sugan magaalada Tel Aviv, kadib weerraradii xaga cirka ahaa oo ay Axadi Israel ku qaaday qasa. Duqeyntaas ayaa ahayd mid kamid ah weraradii ugu cuslaa ee ay Isarel fuliso tan iyo markii uu bilaabmay dagaalka muddo bil ah ka hor. Sida laga soo xigtay isbitaalka […]

- Advertisement -

Koonfur Afrika ayaa sheegtay, inay u yeereyso dhamaan diblumaasiyiinteeda ku sugan magaalada Tel Aviv, kadib weerraradii xaga cirka ahaa oo ay Axadi Israel ku qaaday qasa.

Duqeyntaas ayaa ahayd mid kamid ah weraradii ugu cuslaa ee ay Isarel fuliso tan iyo markii uu bilaabmay dagaalka muddo bil ah ka hor.

- Advertisement -

Sida laga soo xigtay isbitaalka Al-Shifa ee Qasa, ku dhowaad laba boqol oo qof ayaa ku dhintay duqeyntaasi.

Dowladda Koonfur Afrika, oo in muddo ah taageereysay Falastiiniyiinta ayaa si adag u cambaareysay Israel.

Koonfur Afrika ma aha dalka keliya ee u yeertay diblumaasiyiintooda ku sugan Israel, balse waxaa tallaabo taa la mid ah hore u qaaday dalalka kala ah Chad, Chile iyo Colombia.

Latest stories