HomeWararFaah faahin: Khasaaro ka dhashay Dagaal ka dhacay Magaalada Garoowe

Faah faahin: Khasaaro ka dhashay Dagaal ka dhacay Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya is-rasaaseyn u dhexeysa Ciidamada Puntland, taasi oo ka dhacday Magaalada Garoowe ee Maamulkaasi, waxaana lasoo sheegayaa in dad shacab ah ay ku dhinteen. Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay, dhowr kalena waa ku dhaawacmeen is-rasaaseyntaasi, waxaana dagaalkaasi uu ka dhacay   barxaadda Magaalada Garoowe. Israsaaseynta ayaa u […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya is-rasaaseyn u dhexeysa Ciidamada Puntland, taasi oo ka dhacday Magaalada Garoowe ee Maamulkaasi, waxaana lasoo sheegayaa in dad shacab ah ay ku dhinteen.

Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa ku dhintay, dhowr kalena waa ku dhaawacmeen is-rasaaseyntaasi, waxaana dagaalkaasi uu ka dhacay   barxaadda Magaalada Garoowe.

- Advertisement -

Israsaaseynta ayaa u dhexeysa Ciidamo Galbinayay Wiil Youtuber ah oo dhawaan lagu soo dhaweeyay Magaalooyin ay ka mid tahay Boosaaso iyo Ciidamo kale oo kasoo hor jeeda imaanshiyaha Youtuberkaasie e Magaalada Garoowe.

Xaalad kacsan ayaa lasoo sheegayaa, waxaana gudaha magaalada si weyn looga dareemayaa Xiisad.

 

Latest stories