HomeWararXamaas oo ridday Gantaalo argagax ku abuuray malaayiin Israa'iiliyiin ah

Xamaas oo ridday Gantaalo argagax ku abuuray malaayiin Israa’iiliyiin ah

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Iyadoo Israa’iil ay sii waddo duqeymaha dhanka cirka ah ee ay ku hayso Marinka Qaza, ayaa militariga Israa’iil waxa ay sheegeen in hawada sare ee bartamaha dhulka Israa’iil laga maqlay codka gantaallada laga soo ganay dhanka Qasa. “Malaayiin Israa’iiliyiin ah ayaa ka ordaya sidii ay uga gamban lahaayeen bambooyinka,” ayaa lagu yiro qoraal la soo […]

- Advertisement -

Iyadoo Israa’iil ay sii waddo duqeymaha dhanka cirka ah ee ay ku hayso Marinka Qaza, ayaa militariga Israa’iil waxa ay sheegeen in hawada sare ee bartamaha dhulka Israa’iil laga maqlay codka gantaallada laga soo ganay dhanka Qasa.

“Malaayiin Israa’iiliyiin ah ayaa ka ordaya sidii ay uga gamban lahaayeen bambooyinka,” ayaa lagu yiro qoraal la soo dhigay barta X, oo horey loo oran jiray twitter isla markaana ay leeyihiin milatariga Israa’iil.

- Advertisement -

Milatariga Israa’iil ayaa dhawaan sheegay in 8,000 oo gantaal lagu soo riday Israa’iil tan iyo 7-dii Oktoobar.

Latest stories