HomeWararHay'adaha Qaramada Midoobay oo Mar kale qayla dhaan ka Muujiyay Xaaladda cakiran...

Hay’adaha Qaramada Midoobay oo Mar kale qayla dhaan ka Muujiyay Xaaladda cakiran ee Qasa

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxda dhammaan hay’adaha waaweyn ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku baaqayaan “xabad joojin degdeg ah oo bini’aadantinimo” iyagoo muujiyay muhiimadda ay leedahay arrintaan ah in xabadda la joojiyo. “Ku dhawaad hal bil, dunidu waxa ay isha ku haysay xaaladda ka soo cusboonaatay Israa’iil iyo dhulka falastiiniyiinta ee la haysto […]

- Advertisement -

Madaxda dhammaan hay’adaha waaweyn ee Qaramada Midoobay ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku baaqayaan “xabad joojin degdeg ah oo bini’aadantinimo” iyagoo muujiyay muhiimadda ay leedahay arrintaan ah in xabadda la joojiyo.

“Ku dhawaad hal bil, dunidu waxa ay isha ku haysay xaaladda ka soo cusboonaatay Israa’iil iyo dhulka falastiiniyiinta ee la haysto iyaga oo argagax ka muujinaya tirada is-daba jooga ah ee ku dhintay colaadda,” ayay ku yiraahdeen madaxda Qaramada Midoobay qoraalka ay soo saareen.

- Advertisement -

Madaxda hay’adaha ay ka mid yihiin UNICEF, WHO, Barnaamijka Cunnada Adduunka ee WFP – iyo sidoo kale hay’adaha samafalka sida Save the Children – ayaa ku tilmaamay “wax aad looga naxo” khasaaraha nafeed ee soo kala gaaray labada dhinac, waxayna dalbadeen in si shuruud la’aan ah lagu sii daayo la haystayaashii ay Xamaas afduubatay tan iyo 7-da bishii Oktoobar.

Latest stories