HomeWararUrdun oo si kulul u Cambaareysay xasuuqa ba’an ee Israa’iil ka wado...

Urdun oo si kulul u Cambaareysay xasuuqa ba’an ee Israa’iil ka wado Qasa

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Boqor Cabdallaha Labaad ee dalka Urdun oo ka hadlay kulankii W.A.D ee Carabta iyo dhigooda Maraykanka ku yeesheen Cammaan ayaa waxa uu cambaareeyey Xasuuqa ba’an ee lagu hayo dadka Reer Falastiin ee ku nool Qasa iyo Daanta Galbeed ee Falastiin. Waxa uu tilmaamay inay Dowladaha Carabta, Beesha Caalamka iyo Quwadaha waa weyn inay ka shaqeeyaan […]

- Advertisement -

Boqor Cabdallaha Labaad ee dalka Urdun oo ka hadlay kulankii W.A.D ee Carabta iyo dhigooda Maraykanka ku yeesheen Cammaan ayaa waxa uu cambaareeyey Xasuuqa ba’an ee lagu hayo dadka Reer Falastiin ee ku nool Qasa iyo Daanta Galbeed ee Falastiin.

Waxa uu tilmaamay inay Dowladaha Carabta, Beesha Caalamka iyo Quwadaha waa weyn inay ka shaqeeyaan XJJ magaalladda Qasa ee go’doonsan.

- Advertisement -

Boqorka dalka Urdun ayaa waxa uu ayiday diidmada ku aadan isku-day kasta oo lagu kala qeybinayo Daanta Galbeed iyo Marinka Qasa ee Falastiin.

Waxa uu ku celceliyey cawaaqib-xumida laga dhaxli karo haddii uu sii socdo dagaalka Falastiin iyo Israel, isla markaana aan Xal Milliteri lagu dhamayn karin dagaalka, wuxuuna ka digay inuu Dagaalka ku sii faafo guud ahaan dalalka Mandiqada Bariga Dhexe.

Latest stories