HomeWararRoobab dumiyay Guryo badan oo ka da'ay Magaalada Gaalkacyo

Roobab dumiyay Guryo badan oo ka da’ay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Roobab mahiigaan ah ayaa saacado badan ka da’ayay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Roobabka ayaa waxaa ka dhashay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed, kadib markii biyaha roobka ay keeneen daadad waaweyn. Xaafadaha kala duwan ee Gaalkacyo ayaa lasoo wariyay inay dhex ceegaan biyaha roobabka, waxaana soo dumay guryo ku yaalla halkaasi oo ay deganaayeen […]

- Advertisement -

Roobab mahiigaan ah ayaa saacado badan ka da’ayay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Roobabka ayaa waxaa ka dhashay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed, kadib markii biyaha roobka ay keeneen daadad waaweyn.

Xaafadaha kala duwan ee Gaalkacyo ayaa lasoo wariyay inay dhex ceegaan biyaha roobabka, waxaana soo dumay guryo ku yaalla halkaasi oo ay deganaayeen dad shacab ah, kuwaasi oo uu saameeyeen roobabkii xoogganaa ee Gaalkacyo ka da’ayay.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in daadadkii ka dhashay roobabka ay qaadeen dad, isla markaana waxaa dadkaasi qaarkood loo sameeyay gurmad lagu soo badbaadiyay, sida ay kusoo warrameen qaar kamid ah dadka deegaanka Gaalkacyo.

Gobolada dalka ayaa waxaa ka curtay roobka Deyrta ah, waxaana muddooyinkii dambe ay dowladda Federaalka Soomaaliya ay Digniin kasoo saareysay roobab wata daadad, dowladda ayaana dadka uga digay inay ka fogaadan goobaha ay khatarta uga imaan karto.

Latest stories