HomeWararDFS oo u diyaar garooweysa Shir caalami oo ka dhacaya Imaaraadka

DFS oo u diyaar garooweysa Shir caalami oo ka dhacaya Imaaraadka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga xukuumadda ee shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada ee COP-28, oo ka qabsoomayaFC dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Kulanka ayaa lagu soo bandhigay qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran ee ku aaddan shirka COP28 iyo sidii ay Soomaaliya shirkaas ula tagi lahayd […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga xukuumadda ee shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada ee COP-28, oo ka qabsoomayaFC dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Kulanka ayaa lagu soo bandhigay qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran ee ku aaddan shirka COP28 iyo sidii ay Soomaaliya shirkaas ula tagi lahayd qorshe cad oo wax looga qabanayo dhibaatada uu dalka ku sababayo isbeddelka cimilladda adduunka.

- Advertisement -

Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka uu sida weyn u saameeyey isbedelka cimilada aduunka ka dib markii ay ku soo bateen abaaraha, fatahaadaha webiyada iyo roobabka oo marna yaraada marna xadkooda dhaafa kuwaasoo sababa daadad saameyn ku yeesha dadka iyo duunyada.

Latest stories