HomeWararXuutiyiinta oo Israel ku Duqeysay Daroonis-ka ka is-Qarxinta   

Xuutiyiinta oo Israel ku Duqeysay Daroonis-ka ka is-Qarxinta   

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Afhayeenka Maamulka Xuutiyiinta Yemen, Sareeye Guuto Yusuf Sariic ayaa sheegay inay diyaaradaha Kamikaze Suicide Drones iyo Xirmo Gantaalo ah la beegsadeen, oo ay gaareen bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Israel, waa sida uu ku sheegay wareysi uu Arbacadii shalay siiyey Telefishin laga leeyihiin dalka Iran. Waxa uu hoosta ka xariiqay inay sii wadi doonaan Hawlgalladaasi lagu […]

- Advertisement -

Afhayeenka Maamulka Xuutiyiinta Yemen, Sareeye Guuto Yusuf Sariic ayaa sheegay inay diyaaradaha Kamikaze Suicide Drones iyo Xirmo Gantaalo ah la beegsadeen, oo ay gaareen bartilmaameedyo ku yaalla gudaha Israel, waa sida uu ku sheegay wareysi uu Arbacadii shalay siiyey Telefishin laga leeyihiin dalka Iran.

Waxa uu hoosta ka xariiqay inay sii wadi doonaan Hawlgalladaasi lagu taageerayo Walaalaha Reer Falastiin, isla markaana ay Israel joojinayaan Duqeymaha Diyaaradaha ee ay ku hayaan magaalladda Qasa ee go’doonsan.

- Advertisement -

Milliteriga Israel weli kama aysan hadlin sheegashadaasi, balse waxay xaqiijiyeen  in Diyaarad daroon ah lagu soo riday magaallada Eilat ee kaabiga ku haysa Badda Cas.

Dhinaca kale  Ururka Xisbullaahi ee dalka Lubnaan waxay saakayto oo Khamiis ah sheegeen inay Lidka Diyaaradaha u adeegsadeen Diyaaradaasi, xilli ay dul maraysay Tuullooyinka Al-Malikiyah iyo Hounin ee Koonfurta dalka Lubnaan.

, Milliteriga Israel waxay qirteen in Gantaal lagu riday Diyaaradaasi, balse waxay shaki geliyeen in Diyaaradaasi la soo riday.

Latest stories