HomeWararDFS oo soo saartay Amar ku socda dadka Hubka ku heysta Muqdisho

DFS oo soo saartay Amar ku socda dadka Hubka ku heysta Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku Wargalisay Shirkadaha gaarka loo leeyahahay, hay’adaha iyo cid kasta oo hub ku haysata magaalada caasimadda ah ee Muqdisho inay ku soo diiwaan galiso muddo 15 maalin ah. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda amniga Xukuumadda ayaa waxaa lagu sheegay in cid kasta oo hub ku heysata gudaha Muqdisho looga […]

- Advertisement -

Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku Wargalisay Shirkadaha gaarka loo leeyahahay, hay’adaha iyo cid kasta oo hub ku haysata magaalada caasimadda ah ee Muqdisho inay ku soo diiwaan galiso muddo 15 maalin ah.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda amniga Xukuumadda ayaa waxaa lagu sheegay in cid kasta oo hub ku heysata gudaha Muqdisho looga baahan yahay inay kasoo diiwaan-geliyaan hubkooda Wasaaradda amniga.

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa yaalla hub badan oo sifo sharci darro ah lagu heesto, waxaana inta badan shirkadaha iyo hay’adaha ka shaqeeya Muqdisho hubka ay heestaan kasoo diiwaan-geliyaan wasaaradda amniga.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa horey usoo saartay amar lagu mamnuucayo in gaadiidka qoryaha ku rakiban yihiin lagu dhex wato gudaha Muqdisho, sidoo kalena waxay soo saareen oo la ansixiyay xeerar lagu xakameynayo hubka.

Hoos ka Akhriso Warka kasoo saaray Wasaaradda Amniga 

- Advertisement -

Latest stories