HomeWararTaliyaha Booliska Somalia iyo Saraakiil kale oo gaaray Ankara iyo ujeedka Safarkooda

Taliyaha Booliska Somalia iyo Saraakiil kale oo gaaray Ankara iyo ujeedka Safarkooda

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafti Saraakiil Boliiska ah oo ay qeyb ka yihiin Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir. Gaashaanla Sarre Mahadi Cumar Muumin iyo Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada Gaashaanle Dhexe. Maxamed Cabdi Wahaab (Anwar) waa safar shaqo ku gaaray Magaalada Ankara ee Caasimada Dalka aan walaalanahay ee […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Wafti Saraakiil Boliiska ah oo ay qeyb ka yihiin Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir. Gaashaanla Sarre Mahadi Cumar Muumin iyo Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada Gaashaanle Dhexe. Maxamed Cabdi Wahaab (Anwar) waa safar shaqo ku gaaray Magaalada Ankara ee Caasimada Dalka aan walaalanahay ee Turkiga.

Safarka ayaa daaranaa iskaashi iyo adkeynta xariirka walaaltinimo ee ka dheexeeya Boliiska Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya. Iyada oo Taliyaha iyo waftigiisa uu dhigiisa Sareeye Guut. Dr. Salmi Altinok, Taliyaha Boliiska Turkigu ku soo dhaweeyay Xarunta Taliska Dhexe ee Boliiska Dalka Turkiga.

- Advertisement -

Qodobada ugu waaweyn ee la gorfeeyay ayaa ah, sidii kordhinta tayeeynta Xirfadaha Boliiska iyo korshinta tirada iyo Tayada Ciidanka Boliiska gaarka ah ee Haramcad kuwaas oo ay taakuleeyaan Ožil Harakat oo Boliiska gaarka ah ee Dalka Turkiga.

Latest stories