HomeWararDANAB oo Howlgal Qorsheysan ka fulisay degaanno ka tirsan Jubbada Hoose

DANAB oo Howlgal Qorsheysan ka fulisay degaanno ka tirsan Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa sheegay inay  burburiyeen goob ay dagaalamaayasha al-shabaab  ka joogeen deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada hoose. Saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay in Howlgallada ay si gaar ah ugu dhaceen deegaanada kala ah Yaaq-xaluul, Qod-qod, Beer-xaani,Quddus iyo goobo kale, halkaas oo fariisimo waa weyn iyo Xaruumo kale. Gaashaanle Carab Dheeg Axmed […]

- Advertisement -

Ciidanka Kumandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa sheegay inay  burburiyeen goob ay dagaalamaayasha al-shabaab  ka joogeen deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada hoose.

Saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay in Howlgallada ay si gaar ah ugu dhaceen deegaanada kala ah Yaaq-xaluul, Qod-qod, Beer-xaani,Quddus iyo goobo kale, halkaas oo fariisimo waa weyn iyo Xaruumo kale.

- Advertisement -

Gaashaanle Carab Dheeg Axmed oo howlgalka hoggaaminayay ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ay Ciidanku burburiyeen fariisimo ay dagaalamaayashu ku lahaayeend egaanada la weeraray.

 

Latest stories