HomeWararBooliska Soomaaliya oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen Qaraxyo

Booliska Soomaaliya oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen Qaraxyo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in goordhaweyd ay gacanta ku dhigeen Qaraxyo ay wadeen dagaalamaayal ka tirsan AL-Shabaab, kuwasi oo sida ay sheegeen si gaar ah u beegsan rabay Rugta Codka Cali Siyaad ee Ciidamada Boliis Milatari ee waaxda kurdamac Deg/Deyniile. Qoraal kasoo baxay Booliska ayaa lagu yiri “abaaro 11:30 Barqanimo ayay Ciidanka Boliiska […]

- Advertisement -

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in goordhaweyd ay gacanta ku dhigeen Qaraxyo ay wadeen dagaalamaayal ka tirsan AL-Shabaab, kuwasi oo sida ay sheegeen si gaar ah u beegsan rabay Rugta Codka Cali Siyaad ee Ciidamada Boliis Milatari ee waaxda kurdamac Deg/Deyniile.

Qoraal kasoo baxay Booliska ayaa lagu yiri “abaaro 11:30 Barqanimo ayay Ciidanka Boliiska Soomaliyeed Fashiliyeen Qarax Miino oo ay ALshababaab ku dhex diyaariyeen weelka Kululaysada loo yaqaan, Kaas oo ay soo dhigeen Rugta Codka Cali Siyaad ee Ciidamada Boliis Milatari ee waaxda kurdamac Deg/Deyniile”

- Advertisement -

Qaraalka kasoo baxay Booliska ayaa sidoo kale lagu sheegay in Qaybta Miinooyinka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee MBB-yada, oo goobta gaaray ayaa fashiliyeen  Qaraxaasi la damacsanaa Shacabka & Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, mana jirto wax khasaare ah oo ka dhashay Miinadaas, sida ay sheegeen Booliska Soomaaliya.

Latest stories