HomeWararRW Xamse Barre “Dowlad aan dastuurkeedu dhammeystirneyn dowlad ma noqon karto”

RW Xamse Barre “Dowlad aan dastuurkeedu dhammeystirneyn dowlad ma noqon karto”

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul wasaaraha XFS, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in uu dalku u baahan yahay dastuur dhamays tiran si aan cagaheenna isugu taagno, una noqonno dowlad buuxda. Ra’iisul wasaare Xamse” Dowlad aan dastuurkeedu dhammeystirneyn dowlad ma noqon karto, waxaan u baahanahay inaan dhammeystirno dastuurka”. Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlayay shir ku saabsanaa doorka muhiimka […]

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha XFS, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in uu dalku u baahan yahay dastuur dhamays tiran si aan cagaheenna isugu taagno, una noqonno dowlad buuxda.

Ra’iisul wasaare Xamse” Dowlad aan dastuurkeedu dhammeystirneyn dowlad ma noqon karto, waxaan u baahanahay inaan dhammeystirno dastuurka”.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlayay shir ku saabsanaa doorka muhiimka ah ee culimada Islaamka ay ku leeyihiin nabadda iyo dib u heshiisiinta ayaa intaa ku in culimadu ay ka qayb qaataan sidii loo dhamaystiri lahaa dastuurka dalka.

Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa sheegay in dastuur dhamaystiran uu caddeyn u yahay dowladnimo buuxda maaddaama aynu halgan usoo marnay deyn cafinta iyo in nalaga qaado cuna qabataynta hubka oo aynu dedaal weyn ugu jirno.

Latest stories