HomeWararPutin oo ka hadlay Israa'iiliyiin lagu weeraray Ruushka iyo Mareykanka oo ka...

Putin oo ka hadlay Israa’iiliyiin lagu weeraray Ruushka iyo Mareykanka oo ka jawaabay hadalkaas

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Mareykanka ayaa wax aan macquul aheyn ku tilmaamay sheegashada Ruushka ee ah in rabshado ka dhan ah Israa’iilee ka dhaceen garoonka diyaaradaha ee Dagestan ay soo abaabuleen Ukraine iyo reer Galbeedku. Khudbadalaga sii daayay telefishinka shalay ayuu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ku sheegay in dhacdadani ay qayb ka ahayd isku daygii lagu doonayay in lagu […]

- Advertisement -

Mareykanka ayaa wax aan macquul aheyn ku tilmaamay sheegashada Ruushka ee ah in rabshado ka dhan ah Israa’iilee ka dhaceen garoonka diyaaradaha ee Dagestan ay soo abaabuleen Ukraine iyo reer Galbeedku.

Khudbadalaga sii daayay telefishinka shalay ayuu madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ku sheegay in dhacdadani ay qayb ka ahayd isku daygii lagu doonayay in lagu faafiyo “qalalaasaha”.

- Advertisement -

Boqollaal qof ayaa weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha ee Makhachkala wax yarka hor inta aysan soo degin diyaarada ka timid magaalada Tel Aviv eeIsraa’iil

Qaar badan oo ka mid ah dadkaas ayaa lulaya calanka Falastiin waxayna ku dhawaaqayeen erayo naceyb ah.

Dagestan oo kamid ah jamhuuriyada Ruushka ayaa waxaa ku nool Muslimiinaad u badan, waxaana dhacdadan loo maleynayaa inay xiriir la leedahay caro ka dhalatay colaadda Qasa.

Latest stories