HomeWararUrurka Xisbullah oo sheegay in ay soo rideen diyaarad ay leedahay Israa'iil

Ururka Xisbullah oo sheegay in ay soo rideen diyaarad ay leedahay Israa’iil

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ururka Xisbullah, ee fadhigoodu yahay koonfurta Lubnaan, ayaa sheegay in ay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ay leedahay, waa markii ugu horreysay oo ay sheegtaan howlgal noocani oo kale ah intii uu socday dagaalkan. Waxay ka dhacday Axadii meel ka saraysa Khiam, oo qiyaastii 5km u jirta soohdinta Israa’iil. Diyaarada aan […]

- Advertisement -

Ururka Xisbullah, ee fadhigoodu yahay koonfurta Lubnaan, ayaa sheegay in ay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ay leedahay, waa markii ugu horreysay oo ay sheegtaan howlgal noocani oo kale ah intii uu socday dagaalkan.

Waxay ka dhacday Axadii meel ka saraysa Khiam, oo qiyaastii 5km u jirta soohdinta Israa’iil. Diyaarada aan duuliyaha lahayn ayaa la arkayay iyadoo ku soo dhacaysa dhulka Israa’iil, sida ay sheegtay Xisbullah.

- Advertisement -

Sida laga soo xigtay ururka, oo ay UK iyo Maraykanku u aqoonsadeen koox argagixiso, waxay 46 dagaalyahan ku dileen dagaalka ay kula jiraan Israa’iil tan iyo weerarkii 7-dii Oktoobar ee Xamaas, iyo 43 dhaawac ah.

Ururka Xisbullah ayaa sidoo kale sheegay in 84 weerar aagagga xuduudda oo ay maalin walba isku dhacaan ciidamada Israa’iil

Israa’iil waxay sheegtay in ugu yaraan toddobo ka mid ah askarteeda la dilay ilaa hadda.

Latest stories