HomeWararC/kariin Guuleed "Waxba iskama bedelin Siyaasadda DFS ee Wadahadallada Somaliland"

C/kariin Guuleed “Waxba iskama bedelin Siyaasadda DFS ee Wadahadallada Somaliland”

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland Cabdikariim Xusseen Guuleed ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay raadinta midnimada dalka iyo qancinta cid kasta oo qabta dareen tabasho. Ergayga ayaa qiray in aysan jirin Wax isbadal ah oo ku yimid siyaasadda dowladda Federaalka Soomaaaliya ee ku aadan Wadahadallada Soomaaliland. Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland […]

- Advertisement -

Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland Cabdikariim Xusseen Guuleed ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay raadinta midnimada dalka iyo qancinta cid kasta oo qabta dareen tabasho.

Ergayga ayaa qiray in aysan jirin Wax isbadal ah oo ku yimid siyaasadda dowladda Federaalka Soomaaaliya ee ku aadan Wadahadallada Soomaaliland.

- Advertisement -

Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland waxa uu xusay in wadajir la’aanta umadda ay horseedi karto gaabis ku yimaada dhanka horumarka bulshada iyo dhismaha heykalka dowladnimo.

Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland Cabdikariim Xusseen Guuleed, ayaa waxa uu caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saareyso arrimaha waxbarashada amniga iyo midnimada dalka,sidaa daraadeedna loo baahan yahay in gacan laga geysto taabagalinta howlahaasi.

Dhawaan, dowladda Soomaaliya ayaa aqoonsatay maamulka SSC- Khaatumo oo horey degaanadooda qeyb uga ahaa Somaliland, ka hor inta aysan bilaaban rabshadihii ka dhacay magaalada Laascaanood sanadkii hore.

- Advertisement -

Somaliland ayaa aad u cambaaraysay in dowladda Soomaaliya ay aqoonsato SSC- Khaatumo, waxayna sheegeen in tallaabadaas ay dhaawacayso wada hadalada u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Somaliland.

Latest stories