HomeWararMW Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka Midowga Yurub iyo dalalka...

MW Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maata magaalada Brussels ee dalka Belgium kaga qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Khudbad oo ka jeediyay kaga hadlay hindisaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in deeqaha binu-aadantinimo iyo gargaarka degdegga ah ee Midowga Yurub in loo beddelo mashaariic horumarineed […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maata magaalada Brussels ee dalka Belgium kaga qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Khudbad oo ka jeediyay kaga hadlay hindisaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in deeqaha binu-aadantinimo iyo gargaarka degdegga ah ee Midowga Yurub in loo beddelo mashaariic horumarineed iyo maalgashi.

- Advertisement -

“Tan iyo bishii Luulyo 2022, Ciidanka Amniga Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ka badan 80 degmo in ay ka xoreeyaan Al Shabaab. Magaalo-xeebeedyada sida Xarardheere” ayuu yiri Madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

Wuxuu intaas hadalkiisa kusii daray Madaxweynaha “waxaan dib u soo celinnay waxbarashadii tooska ahayd muddo toban sano ah kaddib anagoo dib u habeyn ku sameynay dugsiyada iyo macallimiinta. Carruurtan hadda waxay heleen fursad cusub oo mustaqbal ifaya oo ku hagaya rajo wanaagsan iyo horumar.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Brussels ee dalka Belgium waxa uu kulamo kala duwan uu la qaadan doonaa qaar kamid ah Madaxda ka qeyb gashay shirka Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya.

Latest stories