HomeWararGo’aamo kasoo baxay Shirkii Maanta ee Golaha Wasiirada Xukuumadda

Go’aamo kasoo baxay Shirkii Maanta ee Golaha Wasiirada Xukuumadda

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre. Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa lagu soo Bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga, dhaqaalaha, deyn-cafinta iyo aqoon-is-weydaarsiga istiraatiijiyadeed ee Golaha Wasiirrada. Golaha ayaa bogaadiyey guulaha isbadaba joogga ah ee Ciidanka […]

- Advertisement -

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shirkoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa lagu soo Bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga, dhaqaalaha, deyn-cafinta iyo aqoon-is-weydaarsiga istiraatiijiyadeed ee Golaha Wasiirrada.

- Advertisement -

Golaha ayaa bogaadiyey guulaha isbadaba joogga ah ee Ciidanka Qaranka iyo dadweynaha Soomaaliyeed ee iskaashanaya ay ka gaarayaan dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

Intaas kadib golaha ayaa go’aamiyay in bishaarkooda oo dhan loo jaro ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda ee howlgallada ka wada dalka, sida uu shaaciyay Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Farxaan Maxamed Jimcaale oo ka warbixiyay shirka golaha.

Ugu dambeyn Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa shirkooda ku ansixiyay warbixinya sanad maaliyadeedka 2022, taas oo ahmiyad u leh dalka iyo nidaamka guud ee dhaqaalaha.

Latest stories