HomeWararXubin ka tirsanaa AL-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda Somalia

Xubin ka tirsanaa AL-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda Somalia

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Muqtaar Maxamed Isaaq oo ka mid ahaa dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa isu soo dhiibay qaybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka. Horjooge Muqtaar ayaa sheegay in uu alshabaab ka tirsanaa laba sana iyo bar, isagoo kasoo qayb qaatay dagaallo dhowr ah oo ka dhacay gobolka Bakool. Muqtaar Maxamed Isaaq ayaa sheegay in aysan jirin cid ku qalqaalisay […]

- Advertisement -

Muqtaar Maxamed Isaaq oo ka mid ahaa dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa isu soo dhiibay qaybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka.

Horjooge Muqtaar ayaa sheegay in uu alshabaab ka tirsanaa laba sana iyo bar, isagoo kasoo qayb qaatay dagaallo dhowr ah oo ka dhacay gobolka Bakool.

- Advertisement -

Muqtaar Maxamed Isaaq ayaa sheegay in aysan jirin cid ku qalqaalisay ka mid noqoshada Shabaab, haatanna uu si iskiis ah ugu soo baxay.

Xubintaan la tirsanaa AL-Shabaab ee isu soo dhiibay Ciidanka Dowladda ayaa sidoo kale  waxaa uu farriiin u diray saaxiibadiisa ka tirsan Alshabaab, isagoona ugu baaqay in ay isaga soo baxaan.

Muqtaar waxaa uu Al-Shabaab  u qaabbilsanaa qaybta  Jabhadda ee gobolka Bokool.

Latest stories