HomeWararShaqaale ka tirsan Qaramada Midoobey oo Qasa lagu dilay

Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobey oo Qasa lagu dilay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

In ka badan lix qof oo ka tirsanaa shaqaalaha Qaramada Midoobey ayaa lagu dilay Qasa sida ay sheegtay ha’adda u qabailsan UN-ka qaxootiag Falastiiniyiinta ah ee UNRWA. Tirada shaqaalaha la dilay ee hay’adda UNRWA ayaa hadda gaaraysa 35 qof tan iyo markii ay bilowdeen isku dhacyadu Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in ay […]

- Advertisement -

In ka badan lix qof oo ka tirsanaa shaqaalaha Qaramada Midoobey ayaa lagu dilay Qasa sida ay sheegtay ha’adda u qabailsan UN-ka qaxootiag Falastiiniyiinta ah ee UNRWA.

Tirada shaqaalaha la dilay ee hay’adda UNRWA ayaa hadda gaaraysa 35 qof tan iyo markii ay bilowdeen isku dhacyadu

- Advertisement -

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in ay ka murugeysanyihiin shaqaalaha geeriyooday isla markaana ay sii wadayaan caawinta dadka u baahan garab istaagga.

Latest stories