HomeWararDowlado badan oo Shixnado Gargaar Aadminimo u soo diray dadka Falastiiniyiinta

Dowlado badan oo Shixnado Gargaar Aadminimo u soo diray dadka Falastiiniyiinta

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Diyaarado xamuul oo lagu soo raray Gargaar Aadminimo ayaa waxay ka degeen Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Al-Arish ee dalka Masar, iyadoo Shixnadahaasi loogu talagalay dadka Falastiiniyiinta ee ku nool Marinka Qasa. Diyaarado xamuul oo ka kala yimid dalalka  Turkiye, Algeria, Iraq, Kuwait iyo Imaaraadka Carabta ayaa shalay oo Isniin ah soo wada caga-dhigtay Garoonka Diyaaradaha […]

- Advertisement -

Diyaarado xamuul oo lagu soo raray Gargaar Aadminimo ayaa waxay ka degeen Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Al-Arish ee dalka Masar, iyadoo Shixnadahaasi loogu talagalay dadka Falastiiniyiinta ee ku nool Marinka Qasa.

Diyaarado xamuul oo ka kala yimid dalalka  Turkiye, Algeria, Iraq, Kuwait iyo Imaaraadka Carabta ayaa shalay oo Isniin ah soo wada caga-dhigtay Garoonka Diyaaradaha ee Al-Arish oo ku yaalla meel wax ka yar 5 KM u jirta Macbarka Rafax ee u dhexeeya xuduudka Masar iyo Marinka Qasa.

- Advertisement -

Sidoo kale, Hay’adda Caafimaadka  Adduunka ee WHO waxay soo dirtay Labo diyaaradood oo Shixnad Gargaar oo loogu talagalay dadka ku nool magaalladda go’doonsan ee Qasa.

Latest stories