HomeWararWararkii ugu dambeeyay ee Magaalada Gaza iyo Tobanaan Gawaari oo Xuduudda ka...

Wararkii ugu dambeeyay ee Magaalada Gaza iyo Tobanaan Gawaari oo Xuduudda ka gudbay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Gargaarkii bani’aadminimo ee labaad, tan iyo markii Xamaas ay weerartay Israa’iil, Israa’iilna ay adkaysay xayiraadda, ayaa loo fasaxay in Qasa la geeyo. Tobanaan gaari oo gargaar sida ayaa ka soo galay dhinaca xudduudda Masar. Dhinaca kalena, Israa’iil ayaa sii xoojisay duqaymaha ay ka waddo Qasa, ka hor weerarka dhulka ee aadka loo hadal hayo. Wararku […]

- Advertisement -

Gargaarkii bani’aadminimo ee labaad, tan iyo markii Xamaas ay weerartay Israa’iil, Israa’iilna ay adkaysay xayiraadda, ayaa loo fasaxay in Qasa la geeyo. Tobanaan gaari oo gargaar sida ayaa ka soo galay dhinaca xudduudda Masar.

Dhinaca kalena, Israa’iil ayaa sii xoojisay duqaymaha ay ka waddo Qasa, ka hor weerarka dhulka ee aadka loo hadal hayo. Wararku waxay sheegayaan in qarax weyn laga maqlay meel u dhow isbitaalka Shifa, halkaasoo dad badan ay gabbaad ka dhigteen.

Latest stories