HomeWararGuddoomiye Aadan Madoobe oo gaaray Magaalada Washington

Guddoomiye Aadan Madoobe oo gaaray Magaalada Washington

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Washington ee Caasimadda dalka Mareykanka. Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dulles ee magalada Washington ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Diblomaasiyiinta Safaarada Soomaaliya ee dalka Mareykanka, inta uu ku sugan yahay waxaa […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Washington ee Caasimadda dalka Mareykanka.

Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dulles ee magalada Washington ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Diblomaasiyiinta Safaarada Soomaaliya ee dalka Mareykanka, inta uu ku sugan yahay waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda ugu sareeysa ee Aqalka Golaha Wakiilada dalka Mareykanka.

Latest stories