HomeWararCiidanka Xoogga oo la wareegay Gacan ku haynta degaanno muhiim ah oo...

Ciidanka Xoogga oo la wareegay Gacan ku haynta degaanno muhiim ah oo dhaca Gobalka Bakool

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in degaanno muhiim ah kala wareegeen dagaalamaayasha AL-Shabaab, kadib howgallo saacado qaatay oo ka dhacay qaybo ka mid ah maamulka koofur Galbeed. Ururka 260aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Al-Shabaab kala wareegay Gacan ku haynta deegaanka Eel-Boon Oo Qiyaasti 48 KM dhanka Galbeedka kaga began degmada Waajid […]

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in degaanno muhiim ah kala wareegeen dagaalamaayasha AL-Shabaab, kadib howgallo saacado qaatay oo ka dhacay qaybo ka mid ah maamulka koofur Galbeed.

Ururka 260aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Al-Shabaab kala wareegay Gacan ku haynta deegaanka Eel-Boon Oo Qiyaasti 48 KM dhanka Galbeedka kaga began degmada Waajid ee Gobolka Bokool.

- Advertisement -

Howlgalka ay Ciidanku ka furteen Eel – Boon ayaa Al-Shabaab looga Furtay hub iyo Gawaari sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidanka Xogga dalka Somaliyeed.

Dhamme Onkod Macalin Aadan Taliyaha Ururka 260aad Ee Guutada 9aad Qeybta 60aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in deegaankaas ay si toos ah ula wareegeen.

Latest stories