HomeCaalamkaUrurka XAMAAS oo sii daayey La-haystayaal Maraykan ah

Ururka XAMAAS oo sii daayey La-haystayaal Maraykan ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hooyo iyo Gabadheeda  ayaa shalay oo Jimco ahayd la sii daayey, kadib markii ay Dowladda Qatar galaangal u gashay sii-dayntooda sababo dhanka Aadminimada. Judith Tai Raanan oo 59 jir ah iyo Gabadheeda, Natalie Raanan oo 17 jir ayaa waxaa loo gudbiyey Israel, iyadoo la filayo inay u dhoofaan Maraykanka. Qoyska oo ka soo jeeda magaalladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hooyo iyo Gabadheeda  ayaa shalay oo Jimco ahayd la sii daayey, kadib markii ay Dowladda Qatar galaangal u gashay sii-dayntooda sababo dhanka Aadminimada.

Judith Tai Raanan oo 59 jir ah iyo Gabadheeda, Natalie Raanan oo 17 jir ayaa waxaa loo gudbiyey Israel, iyadoo la filayo inay u dhoofaan Maraykanka.

- Advertisement -

Qoyska oo ka soo jeeda magaalladda Chicago ee Gobalka Illinois waxay Israel ku joogeen Socdaal ay kuam booqanayeen Ehelkooda oo ku nool Deegaanka Nahal Oz ee Koonfurta Israel.

Bishan October 7-dii ayey Dagaalamayaasha XAMAAS weerar qorsheysan ku qaadeen gudaha Israel, waxayna gacanta ku soo dhigeen ku-dhawaad 200 oo qof oo  Israa’iiliyiin ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts