HomeWararWasiirka A/Dibadda XFS oo kulan la yeeshay Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga...

Wasiirka A/Dibadda XFS oo kulan la yeeshay Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Xoghayaha Ururka Iskaasdhiga Islaamka Dr Xuseen Ibraahim Taah. Wasiirka iyo Xoghayaha ururka OIC,waxa ay kulankaasi kaga hadleen doorka ururkaasi uu ku leeyahay wadamada islaamka iyo kaalinta uu ka qaadan karo horumarinta barnaamijyada samofal iyo kuwa horumarineed,gaar ahaan […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Xoghayaha Ururka Iskaasdhiga Islaamka Dr Xuseen Ibraahim Taah.

Wasiirka iyo Xoghayaha ururka OIC,waxa ay kulankaasi kaga hadleen doorka ururkaasi uu ku leeyahay wadamada islaamka iyo kaalinta uu ka qaadan karo horumarinta barnaamijyada samofal iyo kuwa horumarineed,gaar ahaan Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa kulankaasi ka hadlay Ku xigeenka ergayga joogtada Soomaaliya ee  ururkaasi C/raxiin Cismaan Cilmi,isagoo ka warbixiyay dadaalka dowladda iyo howlgallada looga horjeedo dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa booqasho ku tagay xarunta Qunsuliyadda Soomaaliya ee Magaalada Jiddah.

Latest stories