HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Muqdisho ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu Dhuusamareeb ka sii ambaqaadayo dhammeystirka wajiga Koowaad ee howlgalka xoreynta dalka. Madaxweynaha ayaa ka soo laabtay safar uu ku […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Muqdisho ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug.

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu Dhuusamareeb ka sii ambaqaadayo dhammeystirka wajiga Koowaad ee howlgalka xoreynta dalka.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa ka soo laabtay safar uu ku tagay magaalooyinka Baydhabo iyo Xudur oo la xiriira abaabulka wajiga Labaad ee howgalka dhawaan lagu xoreynayo deegaannada ay Al-shabaab kaga sugan yihiin Koonfur-galbeed iyo Jubbaland.

Saldhigga hoggaaminta dagaalka Gobollada Dhexe ayuu Maxaxweyne Xasan Sheekh ka dhigtay Dhuusamareeb, dagaalka ugu adag ayaa Al-Shabaab uga furan Galmudug, koonfurta gobolka Mudug ayay ka gadaalamayaan maalmahaan,

Latest stories