HomeWararMadaxweyne Saciid Deni oo magacaabay Wasiir ku-xigeen Cusub

Madaxweyne Saciid Deni oo magacaabay Wasiir ku-xigeen Cusub

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo khamiis ah magacaabay Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Puntland, kaasi oo bedelaya mas’uuliyiin ka horreeyay ee xilkaasi haayay. Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Saciid Deni ayaa waxaa xilka Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland loogu magacaabay inuu noqdo Xasan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo khamiis ah magacaabay Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Puntland, kaasi oo bedelaya mas’uuliyiin ka horreeyay ee xilkaasi haayay.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Saciid Deni ayaa waxaa xilka Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland loogu magacaabay inuu noqdo Xasan Yuusuf Majabe.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso wareegtada uu soo saaray Madaxweyne Deni

Madaxweynaha Puntland

Markuu arkay:  Dastuurka  Puntland Qodobkiisa 80-aad.

- Advertisement -

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland

Wuxuu xeeriyey:

1- Waxaa Xasan Yuusuf Majabe loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland

2- Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

Latest stories