HomeWararBiden oo booqanaya Isra’el iyo kadibna u sii gudbi doona waddamo Islaam...

Biden oo booqanaya Isra’el iyo kadibna u sii gudbi doona waddamo Islaam ah

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacada booqan doona Israel, sida uu ku warramay xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken, oo kulamo is-daba joogo ah la yeeshay ra’iisul wasaaraha Israel. “Wuxuu halkan imanayaa waqti xasaasi u ah Israel, gobolka iyo dunida,” ayuu yiri Blinken. Magaalada Washington, afhayeenka Golaha Amniga Qaranka Jonh Kirby ayaa u sheegay weriyayaasha in […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Arbacada booqan doona Israel, sida uu ku warramay xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken, oo kulamo is-daba joogo ah la yeeshay ra’iisul wasaaraha Israel.

“Wuxuu halkan imanayaa waqti xasaasi u ah Israel, gobolka iyo dunida,” ayuu yiri Blinken.

- Advertisement -

Magaalada Washington, afhayeenka Golaha Amniga Qaranka Jonh Kirby ayaa u sheegay weriyayaasha in Biden uu booqan doono Tel Aviv, uuna isla maalintaas tegi doono Amman, Jordan, halkaasi oo uu kula kulmi doono Boqor Cabdallah, madaxweynaha Masar Abdifatah el-Sisii iyo madaxweynaha Maamulka Falastiin Mahmoud Abbas.

Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweyne Biden uu xoojin doono in Xamas aysan u taagneyn xuquuqda dadka Falastiin u leeyihiin sharaf iyo aayo ka tashigooda, uuna sidoo kale ka hadli doono baahida bani’aadannimo ee Gaza.

Latest stories