HomeWararWafdi ka socda DF iyo Qaramada Midoobay oo tagay Baladweyne + Ujeedka

Wafdi ka socda DF iyo Qaramada Midoobay oo tagay Baladweyne + Ujeedka

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Baladweyne,waxaana Socdaalkaan ku wehliyey,Ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay ahna isku duwaha Arrimaha Bini’aadamnimada George Conway. Masuuliyiin uu horkacaayo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Sufuroow ayaa garoonka diyaradaha Ugaas Khaliif ku sodhaweeyey wafdigaan,waxaana intaas kadib […]

- Advertisement -

Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Baladweyne,waxaana Socdaalkaan ku wehliyey,Ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay ahna isku duwaha Arrimaha Bini’aadamnimada George Conway.

Masuuliyiin uu horkacaayo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Sufuroow ayaa garoonka diyaradaha Ugaas Khaliif ku sodhaweeyey wafdigaan,waxaana intaas kadib kulan la qateen Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed,

- Advertisement -

Wafdiga ayaa warbixin laga siiyay xaalada Baladweyne, cabsida ay ka qabaan fatahaado iyo dhibatadii ka dhalatay Qaraxyadii Baladweyne Al-Shabaab ka gaysatay iyo xaaladaha ay wajahayaan barakacyaasha ku nool Baladweyne.

Ujeedka wafdigaan ayaa ah indha-indheenta iyo ukuurgalida xaladaha bini’aadanimo ee gobolka ka jira,u Diyaar garowga digniinaha xalaada El-Niño taas oo wata Fatahaado iyo daadad culus,waxaana intaas kadib wafdigaan kormeereen Kaamamka barakacyaasha ee ku yaal gudaha magaalada,waxaana mid mid ula kulmeen qoysaska ku nool iyagoo ka xogwareestay xaladooda.

Sidoo kale wafdigaan ayaa waxa ay booqdeen goobaha biyo mareenada ah,iyo goobaha uu ka jilicsanyahay wabbiga markastana ka fataho.

Latest stories