HomeWararMadaxweynaha Puntland oo soo saaray Baaq ku socda Shacabka Soomaliyeed

Madaxweynaha Puntland oo soo saaray Baaq ku socda Shacabka Soomaliyeed

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar. Madaxweyne Deni  ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ay naf iyo maalba u hureen sidii ay u gaari lahaayeen himiladooda Qarannimo, safka horena uga gali lahaayeen shucuubta iyo dalalka xorta ah ee leh calan iyo carro gobanimo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar.

Madaxweyne Deni  ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ay naf iyo maalba u hureen sidii ay u gaari lahaayeen himiladooda Qarannimo, safka horena uga gali lahaayeen shucuubta iyo dalalka xorta ah ee leh calan iyo carro gobanimo ay dadkeedu ugu nool yihiin.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa maalinta Calanka darteed Tacsi u diray Halgamaa Maxamed Cawaale Liiban oo ahaa assaasihii Calanka Jamhuuriyadda iyo dhammaan cidkastoo qeyb  ka aheyd halgankii Calanka iyo gobonimada dalkeenna.

“Maalintan qiimaha badan darteed, waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa inay dhexda u xirtaan dib u soo celinta dowladnimada  si calankeennu mar labaad u noqdo mid ka dhex sharfan adduunyada inteeda kale”. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.

Latest stories