HomeWararJubbaland oo Maamul cusub u magacaawday Degmada Garbahaarreey

Jubbaland oo Maamul cusub u magacaawday Degmada Garbahaarreey

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa maamul cusub u magacaabay Magaalada Garbahaarreey ee Xarunta Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee Garbahaarreey loogu magacaabay Imaan Caddow Kaarshe, halka Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada degmadaas laga dhigay Maxamed Cabdi Xasan. Sidoo kale […]

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayyid Aadan ayaa maamul cusub u magacaabay Magaalada Garbahaarreey ee Xarunta Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee Garbahaarreey loogu magacaabay Imaan Caddow Kaarshe, halka Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada degmadaas laga dhigay Maxamed Cabdi Xasan.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenka ayaa waxa uu Xasan Axmed Yuusuf u magacaabay inuu noqdo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha Maamulka iyo Maaliyada degmada Garbahaarreey ee Xarunta Gobolka Gedo,

Magacaabistaan Maamulka cusub ee Garbahaareey ayaa ku timid baahi loo qabo dardar-gelinta howlaha Maamulka, sida lagu caddeeyay wareegtada lasoo saaray, waxaana mas’uuliyiintya cusub la faray inay gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo idmaday.

Hoos ka Akhriso Wareegtada magacaabista

- Advertisement -

Latest stories