HomeWararGuddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Dagaalka XAMAAS & Israa'iil

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Dagaalka XAMAAS & Israa’iil

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Maanta ka hadlay dagaalada u dhexeeya dagaalyahanada Xamaas ee Falastiin iyo ciidanka Israa’iil oo muddo todobaad uu ka socdo aagga magaalada Gaza. Guddoomiye Madaale oo Munaasabad ka dhacday Muqdisho ka hadlaayay ayaa waxa uu sheegay in ciidanka Israa’iil ay dhibaato ba’an ku hayaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Maanta ka hadlay dagaalada u dhexeeya dagaalyahanada Xamaas ee Falastiin iyo ciidanka Israa’iil oo muddo todobaad uu ka socdo aagga magaalada Gaza.

Guddoomiye Madaale oo Munaasabad ka dhacday Muqdisho ka hadlaayay ayaa waxa uu sheegay in ciidanka Israa’iil ay dhibaato ba’an ku hayaan shacabka Falastiin, isla markaana Duqeyn ba’an ku burburiyeen dhismayaasha dadka Rayidka ee ku nool Qasa.

- Advertisement -

Wuxuu intaasi kusii daray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay u duceeyaan dadka Falastiiniyiinta ee dhulkooda xooga lagu haysto, ayna u muujiyaan garab istaag.

‘Waxaan rabaa haddii uu Ilaah yiraahdo inaan Ilaah u barino walaalaheena reer Falastiin ee cadowgu ku gar-darooday ee raashinkii, korontadii iyo biyihii laga gooyay ee ciqaabta adag la kulmaayo ee la duqeynaayo, la’iskuna kaashaday in Ilaahey uu ka dulqaado” ayuu yiri Duqa Muqdisho oo tilmaamay in Israel ay dhibaato ku hayso Qasa.

Marka laga soot ago hadalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee uu uga hadlay xaalada dagaalka Israa’iil iyo Xamaas ma jiro war kale oo kasoo baxay Madaxda dowladda ugu saarreeysa dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay uga hadlayaan dagaaladaasi.

- Advertisement -

Si kastaba, Tan iyo Sabtidii la soo dhaafay, Diyaaradaha Dagaalka Israel ayaa waxay Duqeyn ba’an ku burburiyeen Dhismayaasha dadka Rayidka ee ku nool magaalada Qasa iyo Guud ahaan deegaanada Marinka Qasa

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts