HomeWararMareykanka oo hub ku taageray Isra’el iyo Blinken oo booqan doona

Mareykanka oo hub ku taageray Isra’el iyo Blinken oo booqan doona

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa khudbad uu jeediyay waxaa uu kaga hadlay dagaalka u dhaxeeya ururka Xamaas iyo ciidamada Israa’iil. Biden ayaa dhanka kale waxaa uu cambaareeyey weerarka xamaas ay ku qaadday israaill, isagoo weerarkaas ku tilmaamay ‘shar’ Dhanka kale, milateriga israa’iil ayaa sheegay, in dayaaraddii ugu horreysay ee sidda hub ka yimid maraykanka ay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa khudbad uu jeediyay waxaa uu kaga hadlay dagaalka u dhaxeeya ururka Xamaas iyo ciidamada Israa’iil.

Biden ayaa dhanka kale waxaa uu cambaareeyey weerarka xamaas ay ku qaadday israaill, isagoo weerarkaas ku tilmaamay ‘shar’

- Advertisement -

Dhanka kale, milateriga israa’iil ayaa sheegay, in dayaaraddii ugu horreysay ee sidda hub ka yimid maraykanka ay ka soo degtay saldhig ciidanka cirku ku leeyihiin koofurta israa’iiil.

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka, Antony Blinken, ayaa qorsheynaya inuu Israa’iil booqdo maalinta berri ah.

wuxuu geyn doonaa farriin ka kooban ‘midnimo iyo taageero, sida uu sheegay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda ee Mareykanka, Mathew Miller, isagoo cadeeyay in tani aysan ahayn safar lagu doonayo in lagu dhexdhexaadiyo labada dhinac si loo soo afjato dagaalka u dhaxeeya.

Latest stories