HomeWararIsrael oo weerartay Lebanon oo ay gantaalo uga soo dhaceen

Israel oo weerartay Lebanon oo ay gantaalo uga soo dhaceen

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Ciidamada Israel ayaa shaaciyay inay weerar ku qaadayaan Lebanon si ay uga jawaabaan gantaalo ay sheegeen in halkaas looga soo tuuray. Saacad kahor ayaa dhowr gantaal oo laga soo tuuray Lebanon ay ku dhaceen gudaha Israel. Weerarkaas gantaalo waxaa sheegtay Xamaas. Israel waxay hadda shaacisay inay weerar ku qaadeyso dhulka Lebanon, iyada oo ay warbaahinta […]

- Advertisement -

Ciidamada Israel ayaa shaaciyay inay weerar ku qaadayaan Lebanon si ay uga jawaabaan gantaalo ay sheegeen in halkaas looga soo tuuray.

Saacad kahor ayaa dhowr gantaal oo laga soo tuuray Lebanon ay ku dhaceen gudaha Israel. Weerarkaas gantaalo waxaa sheegtay Xamaas.

- Advertisement -

Israel waxay hadda shaacisay inay weerar ku qaadeyso dhulka Lebanon, iyada oo ay warbaahinta Lebanon ay sheegeyaan in ciidamada Israel ay duqeeyeen dhowr goob oo dalkaas ka tirsan.

Wakaalada Wararka Lebanon waxaa duqeymaha waxay ugu yeertay cadowga inay ku dhaceen meel ku dhow deegaan la yiraa Dhayra, halka ay duqeymo kale na ay ka sheegtay deegaan kale oo Yarin la dhaco.

 

Latest stories