HomeWararXoghayaha Qaramada Madoobay oo ka hadlay dagaalka Xoogagga Falastiiniyiinta iyo Sra’el

Xoghayaha Qaramada Madoobay oo ka hadlay dagaalka Xoogagga Falastiiniyiinta iyo Sra’el

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa  ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo weerarada ka dhanka ah Israa’iil, lana sii daayo dhammaan maxaabiista la qabsaday. Sidoo kale wuxuu uga digay ciidamada Israa’iil inay qaadaan hawlgallo waafaqsan shuruucda caalamiga ah. “Waxaan aqoonsanahay tabashada shacabka reer Falastiin, hase ahaatee qiil looma raadin karo falalka […]

- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa  ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo weerarada ka dhanka ah Israa’iil, lana sii daayo dhammaan maxaabiista la qabsaday. Sidoo kale wuxuu uga digay ciidamada Israa’iil inay qaadaan hawlgallo waafaqsan shuruucda caalamiga ah.

“Waxaan aqoonsanahay tabashada shacabka reer Falastiin, hase ahaatee qiil looma raadin karo falalka argagixisanimada ah, dilka iyo afduubka dadka rayidka ah” ayuu yidhi Guterres, isaga oo warbaahinta kula hadlay xarunta guud ee Qaramada Midoobay, ka dib kulan degdeg ah oo ay saraakiisha sare ee Qaramada Midoobay ay ka yeesheen xaaladda soo cusboonaatay.

- Advertisement -

Xoghayaha Qaramada Midoobay ayaa intaas ku daray “Waxaan markale ku celinayaa, baaqayga ku aaddan, in si degdeg ah loo joojiyo weerarada isla markaana loo sii daayo maxaabiista.”

Subaxnimadii Sabtidii, waxaa dagaalyahanno ka tirsan kooxda Xamaas ay weerar qorshaysan ku qaadeen Israa’iil, iyaga oo bartilmaameedsaday magaalooyin kala duwan, halkaas oo ay ka soo afduubteen boqollaal qof oo u dhashay dalka Israa’iil oo ay ku jiraan dad ajaanib ah.

Latest stories